|
cali
Denmark
|
i have a Q...maxaa keenay somalida dagan uk ama usa in ay luuqadooda hooyo uga faanaan,waxaad arkeesaa will 20 jir ah oo aanan kuhadli karin luuqadiisa hooyo, balse dhalinyarada dagan skandanavien dhaqankooda iyo luuqadooda aad bee ujecelyihiin..??
|
|
“Peace Lovey Dovey”
Since: May 10
Location hidden
|
Please wait...
Jamen minsanten min ven, det er fuldstaendigt aerveligt, hvor herre bevares ikke?
|
|
Since: Dec 11
Location hidden
|
Please wait...
Arintan waa arin cajiib ah. Laakiin waxaan so jeedin lahaa inaa weediisid ninka lagu magaaco Chottoclueless aka Chottomatte sababtuna waxay tahey ninkan iskuul buu ka soo dhigtey soomaaliya, hadana wuxuu degan yahe Sweden laakiin af soomaali kumuu hadlo sida uu sheegte. Wexee iigu muuqataa inuu noo haayo war ween oo ku saabsan arinkan.
|
|
Since: Dec 11
Location hidden
|
Please wait...
Intaas waxaa dheer, ninkaas waa 30 jir bidaar leh.
|
|
cali
Denmark
|
hal qof baad adiga kahadlesaa, anigan kula hadlaayo 23 jir baan ahay anigoo 4 jir ah baan meeshan denmark reerka la imid hadana wakaas, uk markaan fasax u aadana wax kale oo cajiib baan arkaa generation dhan oo aan luuqadooda hooyo dhib kutahay
|
|
Since: Dec 11
Location hidden
|
Please wait...
cali wrote: hal qof baad adiga kahadlesaa, anigan kula hadlaayo 23 jir baan ahay anigoo 4 jir ah baan meeshan denmark reerka la imid hadana wakaas, uk markaan fasax u aadana wax kale oo cajiib baan arkaa generation dhan oo aan luuqadooda hooyo dhib kutahay Waan ku fahmey laakiing ninkan jawaab buu kuu hayaa Lols. Hadaad aragtid weedii suaashan; sababta ku kaliftey nuusan af kiisa hooyo ku hadli karin. Ma ceebaa? Ma gaalnimo buu moodey? Sababta haduu kuu siiyo, nalka waad arki.
|
|
“turn back the hands of time”
Since: Apr 10
Location hidden
|
Please wait...
Aniguba waan arkay dad luuqadooda hooyo ka faana. LOL, waa wax lagu qoslo. Welibaa waxaan uu fiirsaday kuwa luuqada ka faanaya ineey yihiin reer badiyeyaal cuqdadu ka kala badatay. Waxaay u haystaan reer magaalnimo in luuqada laga faano ama.
Waxaan arkay nin 35-jir ah oo la soo taagan_ "Af soomaliga ma aqaano, anigoo wiil yar oo 15 jir ah baan wadankii ka imid" LOL, WTF.
|
|
hooyo
Basel, Switzerland
|
Zeynab wrote: Arintan waa arin cajiib ah. Laakiin waxaan so jeedin lahaa inaa weediisid ninka lagu magaaco Chottoclueless aka Chottomatte sababtuna waxay tahey ninkan iskuul buu ka soo dhigtey soomaaliya, hadana wuxuu degan yahe Sweden laakiin af soomaali kumuu hadlo sida uu sheegte. Wexee iigu muuqataa inuu noo haayo war ween oo ku saabsan arinkan. ninkaas waa nin wareersan deenta kabaxeey somalinimana kabaxeey marka qori iyo qiiqiisa waa la'isla tuuraa ee tuura
|
|
|
|
Since: Dec 11
Location hidden
|
Please wait...
INSEARCH_OF wrote: Aniguba waan arkay dad luuqadooda hooyo ka faana. LOL, waa wax lagu qoslo. Welibaa waxaan uu fiirsaday kuwa luuqada ka faanaya ineey yihiin reer badiyeyaal cuqdadu ka kala badatay. Waxaay u haystaan reer magaalnimo in luuqada laga faano ama. Waxaan arkay nin 35-jir ah oo la soo taagan_ "Af soomaliga ma aqaano, anigoo wiil yar oo 15 jir ah baan wadankii ka imid" LOL, WTF. LOOLOLOLL @wiil yar oo 15 jir ah Lololol 15 jire wadanki shan cunug buu leeyahe lololol
|
|
Since: Dec 11
Location hidden
|
Please wait...
hooyo wrote: <quoted text>ninkaas waa nin wareersan deenta kabaxeey somalinimana kabaxeey marka qori iyo qiiqiisa waa la'isla tuuraa ee tuura Haa laakiin waa experiment waxaa lagu ogaan waxa ka qaldan ee ku qasbe inuu luqadiisa lumiyo.
|
|
“turn back the hands of time”
Since: Apr 10
Location hidden
|
Please wait...
Zeynab wrote: <quoted text> LOOLOLOLL @wiil yar oo 15 jir ah Lololol 15 jire wadanki shan cunug buu leeyahe lololol LOL walahi thatīs what I was thinking. Waxaaba ka daran af swedish-kiisa oo jajab ka ah. LOL, bal haduu luuqadiisa badowna daradeed uuga fanayo, maxaa uu diidey inuu ta kale uu ku xaragoonaya inuu si fiican u barto? Yaab, another case of dameer iyo labadiisa dhegood. LOL
|
|
Since: Mar 11
Angered, Sweden
|
Please wait...
cali wrote: i have a Q...maxaa keenay somalida dagan uk ama usa in ay luuqadooda hooyo uga faanaan,waxaad arkeesaa will 20 jir ah oo aanan kuhadli karin luuqadiisa hooyo, balse dhalinyarada dagan skandanavien dhaqankooda iyo luuqadooda aad bee ujecelyihiin..?? Waxan uu maleya waridka beyku xiran tahey waa ine ilmahoda guriga ku baran aaf somaliga.Midakale dhalingyarada ame ilmaha waxey arkayan dad waweyn oo ku dahayo aaf somali ku hadal hadane dhaqan xun ku dhaqmayan.Wax yalo xun beyku hadlayan ame action xun bey sameynayan sida ceyr ine qatan ame been dowladaha uu shegan.Marka waxan aminsanahey waa iney waridka somaliyeed marka horey role model fican noqdan sidey ilmaha uu qimeyan hadalkoda.
|
|
hooyo
Basel, Switzerland
|
Zeynab wrote: <quoted text> Haa laakiin waa experiment waxaa lagu ogaan waxa ka qaldan ee ku qasbe inuu luqadiisa lumiyo. paranoia baa heeysa dadkaas camal deenta markeey kabaxaan somalinimo weey kabaxaan waa wax xaqiiq ah oo la'arkeey waa dad wareersan oo muranka jecel hada nagadaa caawa sheydaankaas waalaga amaan heleey
|
|
“Gaal wannabe”
Since: Jan 12
Location hidden
|
Please wait...
lol, dumbass girls. Keep thinking whatever you want. You don't know anything about my life, and I like to keep it that way, I don't want you stalking me, who knows what you are capable of.
And no, I have no interest in Somali language, probably will distance myself from Somalis (especially the ones like you) as life continues, it's not like politics and backwards nomadic culture will fullfill my life.
|
|
Since: Dec 11
Location hidden
|
Please wait...
@ INSEARCH_OF:
Calaamada lagu garto kuwa ku yidhaahda afsoomaali ma aqaano waa kuwa aanan aqoonin English, Swedish, German or what have you. Kadibna when they start talking to you, using their second language, waxaa is tidhaahdaa war kan yaa iiga turjuma afkiina ma yaqaano Englishkiisana waa very poor with terrible accent LOL
@hooyo:
Wuxuu noo yahe riwaayad ween Lololol
|
|
“turn back the hands of time”
Since: Apr 10
Location hidden
|
Please wait...
|
|
“Gaal wannabe”
Since: Jan 12
Location hidden
|
Please wait...
hooyo wrote: <quoted text>paranoia baa heeysa dadkaas camal deenta markeey kabaxaan somalinimo weey kabaxaan waa wax xaqiiq ah oo la'arkeey waa dad wareersan oo muranka jecel hada nagadaa caawa sheydaankaas waalaga amaan heleey I never considered myself Somali. I was a Muslim first, I used to hate patriotism and nationalism. Now that I don't have that, I have even less in common with other Somalis. And don't be ridiculous, the ones who like muran the most are you girls, otherwise you would stop moaning my name all the time.
|
|
“turn back the hands of time”
Since: Apr 10
Location hidden
|
Please wait...
Zeynab wrote: @ INSEARCH_OF: Calaamada lagu garto kuwa ku yidhaahda afsoomaali ma aqaano waa kuwa aanan aqoonin English, Swedish, German or what have you. Kadibna when they start talking to you, using their second language, waxaa is tidhaahdaa war kan yaa iiga turjuma afkiina ma yaqaano Englishkiisana waa very poor with terrible accent LOL @hooyo: Wuxuu noo yahe riwaayad ween Lololol LOLOLOLOLOL@ "yaa iga turjuma". I have experienced that many times. Someone insisting inuu af English ama thinking af Swedish qaloocan oo jajaban, thinking they are reer magaalo. I answer in af soomali, just to make a point of inaan af Englishkooda ama swedishkooda la fahmi karin.
|
|
Since: Mar 12
New York, NY
|
Please wait...
Dad ayaa faan mooda marka ay dhahayaan afsomaliga ma'aqaan marka ay caruurtooda la hadlayaan kula hadla afka wadanka ay joogaan. Sida waalidiin badan oo aan arkay iskugu jira lab iyo dhadig. Waxaan orankaraa waxay raacayaan maahmaah awoowe yaasheen waqti hore dheheen taasoo oranaysa " Meel il laga la'yahay hadaad timaadid il ayaa la iska tuuraa " marka umad caynkaas u fakarayso ayaan nahay.
|
|
“Laga fiican I jiid”
Since: Jan 11
Aan ku Jiiddee..
|
Please wait...
Inta badan 40% dadka Soomaalidu Afka hooyo waxay ka yaqnaaniin keloya inta Jidka lagu maro amaba haddii si kale loo asteeyo waxay dadku aad ugu xeeldheer yihiin Afka Hooyo intiisa Suuqiga ah. Balse markii loo jiheysto qaybaha Warbaahinta, Suugaanta, iyo Soobaanta waxaad mooddaa in dadka badankiisu aysan aqoon fiican oo cilmi ku teedsan aysan lahayn. Taasina la yaab ma lahan oo waxaa keenaya ayaa ah Dawlad la'aanta, kala yaaca iyo tafaraaruqa ku dhacay bulsho weyntoo Soomaaliyeed. Sidoo kale waxay tani qayb ka tahay soo ifbaxa inta badan lagu arko dhallinta xilligan soo kacday oo ku iyagu isaga doodda aqoon la'aanta afka inay ka dhaxleen cirib xumada ku habsatay Qarankii Soomaaliyeed. Hase ahaatee, bulsho kasta marbay soo martaa dhirbaaxo kulul oo dadkeeda kala geysa; sida haatan ina haysata haddii aan nahay Soomaali. Sidaas aawadeed, waxaan rajeynayaa in kudkan ladhkiisu batay aan dhawaan ka xuubsiiban doonno, Bi Idnillaahi Tacaallaa!
|
|
Tell me when this thread is updated:
(Registration is not required)
Add to my Tracker
Send me an email
|