Local News: Somalia 

 | 

Sign Up

 | 

Sign In

geeraar jaceyl ah

Posted in the Somalia Forum

Read

199 Comments

More Somalia Discussions »

Comments

Showing posts 1 - 20 of199
< prev page
|
Go to last page| Jump to page:

“Laga fiican I jiid”

Since: Jan 11

Aan ku Jiiddee..

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#1
Aug 24, 2011
 
Haddii dumar asluubiyo
Dabci fiican leeyahay
Dulqaad tii u dhalataay

Dadnimadiyo sharafta
duco waalidkeyd
Tii loogu daraay

Daacadnimo waxaa hela
Danahooda taam noqon
Duulkii Illaah iyo
Diintiisa caabuda

Dariiqii rasuulkana
Aan dacalka dhaafine

Waxaa ugu danleeyhay
Waa maalmo duniduye
Dumar taan ka doortaay
Ila garo danteenoo
Dowga toosawan ii raac

“Laga fiican I jiid”

Since: Jan 11

Aan ku Jiiddee..

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#2
Aug 24, 2011
 
Somebody deleted that popular Thread of "Geeraar Jaceyl ah", and I have just taken the responsibility to bring it back once again...

I didn't even aware we have Mods around here!
Mohamed hassan abdi

Europe

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#3
Aug 26, 2011
 
Wooow its so fantastic really amazing

“Laga fiican I jiid”

Since: Jan 11

Aan ku Jiiddee..

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#4
Aug 27, 2011
 
Geeraar loo tiriyey gabar la iraahdo DHOOL:

Dhaayahaaga buluugga ah
Dhabanadaada guduudan
Timahaaga dhuxusha ah
Ilkahaaga dhalaalaya
Dhabarkaaga ballaaran iyo
Dhexdaadan la qoraan
Suleeqaay la dheygagay
Dumarkaad wax dheertahay
Dhismaha jirkaagaa
Dhaayihii mar arkaa
Dhinac u jeeso oggoleyn
Hadal iyo dhamaantii
Yey ila dhaqaaqin amaantoo
Adna aanan wax kuu dhimine
Murtideyda ila dhuux
Dhimbil baa igu dheggenoo
Maalmahan idhibeysey
Jaceyl bey dhaawacoo
Dhinacaaga iga helay
Caashaqa dhibkiisana
Qofka laguma dhaafo
Dhaawaciisa culusaa
Dhaqtarkiisu yaraa
Dhimashadiisu fududaa
Dhadhan waan ka go'ayoo
Hurdo dhinac ma seexdo
Adaan kuu dhararayaa
Ee dhayal warkey ha moodin!

“Laga fiican I jiid”

Since: Jan 11

Aan ku Jiiddee..

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#5
Aug 29, 2011
 
Inanyahay jar roob iyo
Jiilaalku kala wacan
Jacayl iyo nac kala wacan
Jannadii Firdoowsiyo
Jabal Naara' kala wacan
Jirka iyo quluubtiyo
Jaahana u kala roon
Samsam jaadka aa tahay
Rubaddeyda jammatoo
Qalbigaad dhaxjiiftaa
Ku jecliyaa xabiibtii
Ha jareexin caashaqa.

Adaan jawharad iyo dahab
Kaa jeclahay nafteydii
Alloow yaa Jammaadeey
Jiinkii shabeeliyo
Jubba kugu aroosaa
Jawhar kula dalxiistaga
Ood Jaamac iyo Qeys
Jammaal Hibo u qaaddaa
Intaad dunida joogtana
Jacaylkaaga laasimo
Ku jecliyaa xabiibtii
Ha jareexin caashaqa
Mahamed amin bundid

Europe

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#6
Dec 2, 2011
 

Judged:

1

Wow waxas a.a ka geerar ah masha alah
Bakarani

United States

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#7
Dec 6, 2011
 

Judged:

1

1

Calaf wa hal kiise cashaq hakudalin anu calul xuma iyo walac igu dile
rumeysa

Nasr City, Egypt

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#8
Dec 6, 2011
 
woooooooooooooooo aniga nin gerarkas ii tirinaya rabah waan jeclahye nin ii gerarayo

“Laga fiican I jiid”

Since: Jan 11

Aan ku Jiiddee..

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#10
Dec 8, 2011
 
rumeysa wrote:
woooooooooooooooo aniga nin gerarkas ii tirinaya rabah waan jeclahye nin ii gerarayo
Intaas aan soo sheegey ma kugu filnoo? Iska Geeraar ma ahan hawsha. Geeraarka waa in uu Micno ku fadhiyo. Haddii aan geeraari lahaa, waxaan ka baqaaa inaa iga Qasaariso camal.

Hadde Qiimahaagiyo
Haddaad Qaayo leedahay
Qaabkaa u taaliyi
Quruxdaada soo sheeg
Anigana Qiyaastii
Wixii aa u Qalantaan
Qaaf kaaga dhigooyaa...
leyla shiik

Stockholm, Sweden

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#11
Dec 15, 2011
 
waaaaaaaaaaaaaaw cadi mahan geraarka waxaas aa jaceyl ahafkaaga cano qaboow lagu qabay walaalkiis bye
Mohamed amiin

United States

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#12
Dec 25, 2011
 
Masha allah jacayl wakana haduu san ahayn iskabadaa iskadhanba wan kusalamayaa walal

Since: Dec 11

United States

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#13
Dec 25, 2011
 
This is absolutely gr8!
Mohamed amin jaceylow

United States

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#14
Jan 14, 2012
 
Jacel dhig malagu qoray wali dhux malagu shubay qof nasanta dhabarkiyo ma u dheegay jeegaa dhabanada cad lagajaray hadalkii malagu dhigay intii aan isdhalin rogay midibkeedo laga kuray halbolaha wali dhiig malaga kuray
shafi

Europe

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#15
Jan 22, 2012
 

Judged:

1

w.w.w.w.w.w.w.w jacel ka wuujira
Moha omar ali

United States

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#16
Jan 22, 2012
 
Siidi howdka labi ee gugii hore kudoogaabay ee haaadku dhaafay ee shimbiru inima goor heyso nin ba towkahelay naagaha hodan yiraahdaa ani xisaha aan kuuqabo kaba hanweyn taase naasaha sida hoto waran horey usoo taagan ilko aan hogoodi kalumin kalana hoseynin suniyaha hareeraha wajiga halalac nuuraaya timo garabka hoos ogadagee sinaha haabaaya
cumarsalaad

Nairobi, Kenya

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#17
Jan 26, 2012
 
waaaaw
ifahansii

Nairobi, Kenya

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#18
Jan 26, 2012
 
salaan sare dad weynow
Axmedcarab

United States

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#19
Jan 27, 2012
 
Inta sadirka uu may adiga ka socday suradii lagu siya wad naheyga kusaqday sida seymaha robko subaxii indhaha saray oo sama igu da eeysa anna kugu samraya soo dhawoow samira soo dhawoow sadrigaga isar nafsi lama darabsado isoo dibada yaalo dukan lagama iib sado sida shey markas dahay waa laga dambeya intuu daqad ka furan
sweet boy

Jiddah, Saudi Arabia

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#20
Jan 29, 2012
 
www. Jacelka waa wax jiro .com

“Big cats don't cry!”

Since: Jan 12

Location hidden

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#21
Jan 29, 2012
 
kuma dhafi karayey naf jaceyl haya oo!!

Tell me when this thread is updated:
(Registration is not required)

Add to my Tracker

Send me an email

Showing posts 1 - 20 of199
< prev page
|
Go to last page| Jump to page:
Type in your comments below
Name
(appears on your post)
Comments
Characters left: 4000
Type the numbers you see in the image on the right:

Please note by clicking on "Post Comment" you acknowledge that you have read the Terms of Service and the comment you are posting is in compliance with such terms. Be polite. Inappropriate posts may be removed by the moderator. Send us your feedback.

164 Users are viewing the Somalia Forum right now

Search the Somalia Forum:
Topic Updated Last By Comments
Hacked to Death in Woolwich 7 min cranefly me 2themoon 42
futada iyo siilka keba macaan (May '11) 1 hr abaa 351
Kismayo belong Marehan (Feb '12) 1 hr Will marexan 50
Somalis in sweden burning cars 1 hr Asho 70
British soldier stabs 10 year old afghan boy 2 hr Magnus Cerebrum 1
how Islam spread rapidly around the world? 3 hr Sheikh Voodoo 211
dhuqmada siilka iyo mida guska tee macaan sidee... (Mar '11) 3 hr zaki nor 485
gus wayne gabadhii rabta halkanaa laga helaa (Jun '09) 10 hr Laandheere 2,217

Daily Horoscope for May 23

Capricorn

You're keen to look on the bright side of things and to ignore anything unpleasant or worrying. That's fine, provided that you're ready to face up to life's difficulties again tomorrow. But it's not such good news if you persist in looking the other way whenever a problem presents itself, especially if it's connected with your work or health. It may be time to face a few facts, Capricorn.

Get your Horoscope »